Back

saaqid-birlabdanabeed

Noun Physics
Word form
Noun
Gender
Feminine
Plural
n/a
Conjugation
n/a

Explanation

  1. 1

    Xoog danab-wadaha ku abuurma mareeg danab ayna ugu wacantahay mareegta iyo badad birlabeedka isdhexmaraaya, ama isbeddel-ka ku dhaca burqad birlabeedka jaraaya mareegta danab. X.d.w. saaqmay waxuu abuuraa qulqul danab oo u socda jihada uu sheegayo xeerka Lenz.

Community contributions

No community contributions yet. Be the first to add one!

Sign in to contribute →