Back

saamiggal

Noun Mathematics
Word form
Noun
Gender
Masculine
Plural
-llo, m.dh
Conjugation
n/a

Explanation

  1. 1

    Isgarabdhigidda laba ama dhawr saami. Haddii, tusaale ahaan, a, b, c ay yihiin saddex tiro oo ay a:b:c = 2:3:5, warkaa a/2, b/3, c/5 waxa la yiraahdaa waxa ay saamiggal u yihiin 2, 3, 5, xiriirkuna waxa loo muujin karaa a=b=c. Sidaa oo kale, waxa aan oran karna a:b = 2:3, b:c = 3:5, iyo a:c = 2:5.

Community contributions

No community contributions yet. Be the first to add one!

Sign in to contribute →