Back

raad-guri-cagaar

Noun
Word form
Noun
Gender
Masculine
Plural
-dad, m.l
Conjugation
n/a

Explanation

  1. 1

    (c.cimi.) Muuqaal fallaaraha qorraxeed ee galay 702 gibilka dhulka: gibilku wuxuu u oggolaadaa tamarta qorraxeed ee hirarka gaaban inay gaarto dhulka dushiisa; tamartaasi waxay kululaysaa dusha dhulka, dabadeedna dhulku tamar kulul oo hirarkeedu ay dhaadheeryihiin ayuu gibilka ku sii daayaa, kulaylkaasna gibilka ayaa lagu hayaa gaar ahaan marka cirku caad leeyahay. Sidaas darteed gibilku wuxuu u shaqaynayaa sida qarshada guri cagaar.

Community contributions

No community contributions yet. Be the first to add one!

Sign in to contribute →