Back
Word form
Noun
Gender
Masculine
Plural
n/a
Conjugation
n/a
raadgur
homonym 1
Noun
Explanation
-
1
Doonidda wax maqan meesha uu maray.
-
2
Baaridda arrin iyada oo la eegayo sidii ay u dhacday.
-
3
Tuug wax qaaday si uusan ula fogaan sixir lagu sameeyo.
Synonyms
Other forms
Community contributions
No community contributions yet. Be the first to add one!
Sign in to contribute →