Back
Word form
Noun
Gender
Masculine
Plural
-no, m.dh
Conjugation
n/a
qumman
homonym 1
Noun
Explanation
-
1
Jawaan weyn.
Other forms
qumman
Noun
(-llo ..., m.dh) Xagasha cabbirkeedu dhanyahay 90° ama P/2 gacasin. xagal
qumman (2)
Noun
(c.nafl.) Cuf ah nudo limfaysan, oo qaar badan oo ka mid ahi ay ku yaallaan lafdhabarleyda sare, afka iyo cunaha xaggiisa dambe.
qumman (3)
Noun
haweeney da' ah oo ganacsi yar sameysa. qumman4 f.mg4 (-naa, -nayd) Qof aan qaldanayn ahaansho.
Community contributions
No community contributions yet. Be the first to add one!
Sign in to contribute →