Back
Word form
Noun
Gender
Masculine
Plural
n/a
Conjugation
n/a
qotin
Noun
Chemistry
Explanation
-
1
Xubin kasta oo ka mid ah qalab danabeed taas oo sii daysa ama jiidata elektaroonno ama saldanabsideyeyaal kaleba. Qotinka waxa kale oo lagu isticmaalaa leexinta saxarrada saldanabaysan iyada oo la adeegsanayo falka badadda danabka nagi ee qotinku dhaliyo.
Community contributions
No community contributions yet. Be the first to add one!
Sign in to contribute →