Back
Word form
Noun
Gender
Masculine
Plural
-byo, m.dh
Conjugation
n/a
qoqob
homonym 1
Noun
Mathematics
Explanation
-
1
Qayb ka mid ah xarriiq ama xood oo u dhexeeya laba barood oo ku yaalla xarriiqda ama xoodka.
-
2
Gobol u dhexeeya boqonka goobo iyo qaansada ku aaddan ee gooya boqonka. Tusaale ahaan, bedka u dhexeeya boqon goobo iyo qaansada ku aaddan waa qoqobka goobada. [Mathematics]
Other forms
Community contributions
No community contributions yet. Be the first to add one!
Sign in to contribute →