Back

qof

homonym 2 Noun
Word form
Noun
Gender
Masculine & feminine
Plural
n/a
Conjugation
n/a

Explanation

  1. 1

    (nax.) Mid ka mid ah kaqaybgalayaasha warisgaarsiinta: “aniga” waa qofka 1aad oo hadlaya, “adiga” waa qofka 2aad oo ah lala hadlaha, 685 “isaga”/”iyada” waa qofka 3aad oo ah laga hadlaha; saddexdaan qof kala keliga ah mid weliba waa wadaroobaa: 1aad “annaga/innaga”, 2aad “idinka”, 3aad “iyaga”.

Other forms

Community contributions

No community contributions yet. Be the first to add one!

Sign in to contribute →