Back
Word form
Noun
Gender
Masculine
Plural
n/a
Conjugation
n/a
tamar-gubasho
Noun
Physics
Explanation
-
1
Kulka ka soo baxa gubashada halkii halbeeg ee cufka walax. Qiimaha tamar gubashada waxaa loo 683 isticmaalaa in lagu ogaado qiimaha tamarta shidaalka. Badanaa waxa lagu cabbiraa meega-juul halkii kiiloogaraam (mj/kq).
Community contributions
No community contributions yet. Be the first to add one!
Sign in to contribute →