Back
Word form
Noun
Gender
Feminine
Plural
n/a
Conjugation
n/a
qayb-xareedayn
Noun
Chemistry
Explanation
-
1
(-bo ..., m.l) Hab xareedayn ah oo la sameeyo iyada oo la isticmaalayo dhuun fidsan oo ku qotonta dhalada xareedaynta. Habkani wuxu suurogelinayaa in hoorarka loo kala sooco qaybo heerka bididdoodu kala duwantahay laguna ururiyo herkullo kala geddisan.
Community contributions
No community contributions yet. Be the first to add one!
Sign in to contribute →