qataar
Explanation
-
1
Qori yar oo albaabka hoos looga xiro; handaraab.
-
2
Bir xoog leh oo qoryaha iyo dhagxaantaba lagu jajebiyo.
-
3
Qataar ah: baabuur aad u duugoobay oo kala daadsan laakiin socda.
-
4
Nooc sixirka ka mid ah oo inta geed musmaar lagu taago isla markiiba qofka la sixraayo xanuunsada.
Other forms
Community contributions
No community contributions yet. Be the first to add one!
Sign in to contribute →