Back

qarsho

Noun
Word form
Noun
Gender
Feminine
Plural
-ooyin, m.l
Conjugation
n/a

Explanation

  1. 1

    Weel quraarad ka samaysan oo wax lagu shubto; dhalo.

  2. 2

    Maaddo adke ah, jebi og, aan midab lahayn, ilays mootiye ah oo ka sameysan ciid iyo soodhe la isku dhalaaliyey.

Synonyms

Community contributions

No community contributions yet. Be the first to add one!

Sign in to contribute →