Back
Word form
Noun
Gender
Masculine
Plural
-dho, m.l
Conjugation
n/a
qarradh
Noun
Geography
Explanation
-
1
Kala jab ku dhaca oogada dhulka kaas oo uu la socdo dhaqaaq, islamarkaas lakabyada dhadhaabada qarradhka labadiisa dhinac ah iskuma sargo'na. Inkasta oo uu dhaqaaqu badanaa yahay mid atoma, haddana waxaa dhici karta qarradhku inuu jiho kasta aato oo ay ku jirto tan jiifku.
Community contributions
No community contributions yet. Be the first to add one!
Sign in to contribute →