qarax
Explanation
-
1
Shanqar xoog leh oo ka dhalata walxaha marka ay kulayl dareemaan ama wax kale saameeyaan.
-
2
Qarax ah: cunto aan iidaan lahayn.
-
3
Qarax ah: dhul oomane ah oo aan biyo lahayn.
-
4
Qarax ah: hadal aan murti ku dheehnayn.
Other forms
Community contributions
No community contributions yet. Be the first to add one!
Sign in to contribute →