Back
Word form
Noun
Gender
Masculine
Plural
n/a
Conjugation
n/a
qanjidh-marinla'
Noun
Explanation
-
1
(c.nafl.) Qanjidh kasta oo xayawaanka laga helo, kaas oo soo saara horomoonno, si toos ahna ugu dhiijiya qulqulka dhiigga, si ay shaqo uga qabtaan meelo kala durugsan oo jidhka ka mid ah qanjidhada marinkala' waxay xukumaan waxqabadyada qunyar socodka ah ee waqti dheer qaata ee jidhka, sida koritaanka qofka iyo korriinka sinjiyeed.
Community contributions
No community contributions yet. Be the first to add one!
Sign in to contribute →