Back
Word form
Noun
Gender
Masculine
Plural
n/a
Conjugation
n/a
qanjidh-kelyood
Noun
Explanation
-
1
(-dho ..., m.l) (c.nafl.) Lammaane ka mid ah qanjidhada marinka la' oo laga helo kelyaha dushooda. Qaybta gudaha ee qanjidh kelyoodyada oo loo yaqaanno 'medula' ayaa waxay dhiijisaa horomoonada kala ah adirinaliin iyo noradirnoliin.
Community contributions
No community contributions yet. Be the first to add one!
Sign in to contribute →