Back

qanaat

Noun Geography
Word form
Noun
Gender
Masculine
Plural
-tyo, m.dh
Conjugation
n/a

Explanation

  1. 1

    Sida Iiraan looga yaqaan, waa marin biyood dhulka ka hooseeya oo biyaha waraabka ka soo qaada buuraha roobku ku badanyahay geeyana dhulalka qallalan ee ka hooseeya. Marinka qanaatka waxaa laga arki karaa hawada, maxaa yeelay waxaa jira daloollo wareegsan oo in isu jir-jira oo u eg karaytarro yar-yar. Qanaatka waxay isleeyihiin foggaaraha woqooyiga Afrika.

Community contributions

No community contributions yet. Be the first to add one!

Sign in to contribute →