Back
Word form
Noun
Gender
Masculine
Plural
n/a
Conjugation
n/a
qalfoon
Noun
Explanation
-
1
Wax gudo leh oo dubkii sare oo muuqda mooyaane aanay hoosta waxba kaga jirin.
-
2
-
3
Geed faalala oo miro kulkulucsan leh oo arigu aad u jecelyahay kana mid ah geedaha wax lagu daaweeyo.
-
4
Qaybta sare ee lafta madaxa.
Synonyms
Community contributions
No community contributions yet. Be the first to add one!
Sign in to contribute →