Back

qaarxabaal

homonym 1 Noun Botany
Word form
Noun
Gender
Masculine
Plural
n/a
Conjugation
n/a

Explanation

  1. 1

    Geed sida qaraha u faalala oo kor ku yeesha miro waaweyn kuwa bocorta la eg, hoosna ku leh buruq weyn oo inta la jarjaro xoolaha lagu oon baxsho.

  2. 2

    Xabaalidda qof lafo xanuun qaba qaarka dambe carro kulul loogu duugo si loogu daweeyo. [Medicine]

Other forms

Community contributions

No community contributions yet. Be the first to add one!

Sign in to contribute →