Back

qaanso

homonym 1 Noun
Word form
Noun
Gender
Feminine
Plural
-ooyin, m.l
Conjugation
n/a

Explanation

  1. 1

    Qalab ka samaysan ul iyo wax la mid ah, oo lagu nadoocshay xarig labada af lagaga xiray, oo leebka iyo gammuunka laga gano. 656

  2. 2

    Summad loo adeegsado ah hadalka ama codadka intooda kale, sababa kala duwan awgooda: qaansooyin deriley: {}; qaansooyin geesaley: []; qaansooyin bileed: ().

Other forms

Community contributions

No community contributions yet. Be the first to add one!

Sign in to contribute →