Back

qaado

Verb
Word form
Verb
Gender
n/a
Plural
n/a
Conjugation
(-aatay, -aadatay) — Class III (-tay / -atay) — stems ending in -o / -so / -ow

Explanation

  1. 1

    Wax meel yiil meel kale geysasho.

  2. 2

    Wax milkintooda la wareegid.

  3. 3

    Talo, fikrad, dawo iwm ku dhaqmid.

  4. 4

    U q.: wax si gaar ah u aqoonsasho, u malayn.

  5. 5

    Naag guursasho.

  6. 6

    U q.: wax,wax kale ku gudasho.

Community contributions

No community contributions yet. Be the first to add one!

Sign in to contribute →