Back
Word form
Noun
Gender
Masculine
Plural
n/a
Conjugation
n/a
ogaal
Noun
Explanation
-
1
(1). Garasho wax loo leeyahay; arrintaas ogaal baan u falay.
-
2
Xog wax laga hayo. Tus. “Ogaalkay nabadgelyo ayaa halkaa ka jirtay”.
-
3
Xog'ogaal: oogaanta wax guntooda la ogyahay.
Synonyms
Community contributions
No community contributions yet. Be the first to add one!
Sign in to contribute →