Back
Word form
Noun
Gender
Masculine
Plural
n/a
Conjugation
n/a
niyuuratoon
Noun
Chemistry
Explanation
-
1
(-nno, m.dh,) Saxar saleed ku jira bu'da, leh cuf le'eg ka borotoonka mase leh saldanab. Xaaladaha qaarkood, niyuutaroonku waxa uu u mataataxaa orotoon, elektaroon iyo lid- niyuutariino aan celceliska cimrigoodu ka badanin 12 daqiiqo, marka ay ka baxaan bu'da atamka.
Community contributions
No community contributions yet. Be the first to add one!
Sign in to contribute →