Back

niyooroofilis

Noun Biology
Word form
Noun
Gender
Masculine
Plural
-yo, m.dh
Conjugation
n/a

Explanation

  1. 1

    Nooc ugu caansan unugyada cadcad, kuwaas oo bannaanka uga bixi kara qulqulka dhiigga una gudbi kara nudaha jidhka si ay u soo dabaan bakteeriyada meel kasta oo ay jidhka ka weerarto. Unugyadani markay dhintaan waxay noqdaan malax.

Community contributions

No community contributions yet. Be the first to add one!

Sign in to contribute →