Back
Word form
Noun
Gender
Masculine
Plural
n/a
Conjugation
n/a
nikal
Noun
Chemistry
Explanation
-
1
Curiye ka tirsan curiyayaasha kala guurka ee tusaha kalgalka oo dabiici ahaan u jira isagoo salfaydh ama silikeyt ah. Nikalka waxa loo adeegsadaa kalkaaliye ahaan marka la samaynaayo falgalka haydarojiineynta ee alkiinada, sida soo saaridda margariin, iyo birdhafyada lacagta. Summad Ni; bartadhalaalka 1450 C ; cufnaanta 8.9; tirada atamka 28; cufka atamka 58.7.
Community contributions
No community contributions yet. Be the first to add one!
Sign in to contribute →