Back
Word form
Noun
Gender
Feminine
Plural
n/a
Conjugation
n/a
barmaguur
Noun
Physics
Explanation
-
1
(-ro ..., m.l) Baro ku muujisan heerkul cabbiraha oo sugan, laguna tilmaansado astaamo walax leedahay oo la yaqaanno. Labada baro maguur ee muhiimka ah waa barta barafka (0 °C) iyo barta uumiga (100 ° C).
Community contributions
No community contributions yet. Be the first to add one!
Sign in to contribute →