Back
Word form
Noun
Gender
Feminine
Plural
-nno, m.dh
Conjugation
n/a
nasin
homonym 2
Noun
Explanation
-
1
(c.nafl.) Meel dhalada ka mid ah oo aan lafoobin, lagana dareemi karo garaaca halbowlayaasha maskaxda. Waxaana lagu yaqaan dhallaanka ilaa gu' jirka ah, kaddibna way lafowdaa way xirantaa.
Synonyms
Other forms
Community contributions
No community contributions yet. Be the first to add one!
Sign in to contribute →