na
Explanation
-
1
(-na) Qurub lagu xiriiriyo laba tixood. Tus. “Dariishadda fur, nalkana demi”.
-
2
Xataa. Tus. “Waxa Guuled la siiyay Warfaana ha la siiyo”.
-
3
Midkoodna, mana. Tus. “Midkoodna ma imaan karo, qofna ma iman”, “Waxaan oo kale weligay ma arkin mana maqlin”. naa u.j Erey qof dumar ah loogu dhawaaqo ama loogu yeero ama lagu soo jeediyo; magac ayaa badanaa ka dabadhaca. Tus. “Naa Kaaha!”, “Naa Ubax”.
Synonyms
Community contributions
No community contributions yet. Be the first to add one!
Sign in to contribute →