Back

miiqle

Noun
Word form
Noun
Gender
Masculine
Plural
-layaal, m.l/dh
Conjugation
n/a

Explanation

  1. 1

    (c.nafl.) Muruq lagu xukumo rabitaan oo guud ahaanba ku dheggan qalfoofka. Muruqa keli ahi waxa uu ka koobanyahay rucub ah miiqyo muruq oo dheer, mid walibana wuxuu leeyahay bu'o badan, muruqa oo dhan waxa ku daboolan xuub nudo iskuxidhayaal adag oo midwaliba ku xidhanyahay dhammaadka lafta. muruq

Community contributions

No community contributions yet. Be the first to add one!

Sign in to contribute →