Back
Word form
Noun
Gender
Feminine
Plural
-do, m.l
Conjugation
n/a
muraayad
Noun
Explanation
-
1
Cad dhalo ah oo inta dhinac laga mariyo dheeh lacageed iwm layska arko; madarad; beladdaye.
-
2
(m.w) (- do, m.l) Laba dhalo oo si ah loo farsameeyey oo ku dhex jira bir ama caag wareegsan oo indhaha la gashado,si loo saxo indho arag diciif ah leh, ama looga celiyo nuurka xooggan ee qorraxda; okiyaale. , miraayo, muraayo.
Synonyms
Community contributions
No community contributions yet. Be the first to add one!
Sign in to contribute →