Back

mulul

homonym 1 Noun
Word form
Noun
Gender
Masculine
Plural
n/a
Conjugation
n/a

Explanation

  1. 1

    (m.u) Haweenay ama neef xoolaad oo uur yeeshay ama rimay iyada oo ilmihii weli nuujinaysa.

  2. 2

    Mulul ah: dheddig dad ama xoolaad oo sano walba dhasha.

  3. 3

    Mulul ah: neef ari ah oo aad caato u ah. 4.

Synonyms

Other forms

Community contributions

No community contributions yet. Be the first to add one!

Sign in to contribute →