Back
Word form
Noun
Gender
Masculine
Plural
n/a
Conjugation
n/a
moos
homonym 2
Noun
Botany
Explanation
-
1
Geed tallaal, caleemo balballaaran dhaadheer, oo waxyaabo badan laga wershedeeyo leh, oo 611 miro macaan oo khudrad ahaan loo cuno leh.
-
2
Miro dhaardheer oo dhumuc leh oo soo godgodan oo si qurux badan cuntub ugu baxa; midabkoodu, kolkay bisladaan, waa cawl dahabka u eg, aadna waa u macaanyihiin. (2). [Botany]
Synonyms
Other forms
Community contributions
No community contributions yet. Be the first to add one!
Sign in to contribute →