Back

mingis

Noun Religion
Word form
Noun
Gender
Masculine
Plural
n/a
Conjugation
n/a

Explanation

  1. 1

    Rooxaan ama jin la rumaysanyahay in uu dadka cudur geliyo.

  2. 2

    Cudur dadka ku dhaca oo la aamminsanyahay inuu ka yimaado rooxaanta (mingiska).

  3. 3

    Cayaar jiib, jaan iyo durbaan leh oo loo tumo qofka jirrada mingiska qaba.

Community contributions

No community contributions yet. Be the first to add one!

Sign in to contribute →