Back
Word form
Verb
Gender
n/a
Plural
n/a
Conjugation
(-lmay, -lantay; -lmi) — Class I (-ay / -tay) — most common, consonant-final stems
milan
homonym 3
Verb
Explanation
-
1
Milme wax hoore ku qasmay noqosho.
-
2
Dhar wax liinbaxay noqosho. milan4 f.mg4 (-lnaa, -lnayd) Milme wax hoore ku qasmay ahaansho.
Other forms
milan (1)
Noun
No definition recorded.
milan (2)
Noun
Hoor ka unkamay laba ama dhawr nooc ama walxood kuwaas oo isugu dhex baahay si heer molikuyuuleed ah. Haddaba, milanku waa isku kaan buuxa. Xubinta hadba badan ee milan waxa la yiraa mile, badanaaba waa hoor saafi ah xubinta yarna waxa la yiraa milme (neef, hoor ama adke).
Community contributions
No community contributions yet. Be the first to add one!
Sign in to contribute →