ah
Explanation
-
1
(-nno ..., m.dh) Milanka ay ku jiraan culays hal garaam isudhigan halkii litir ee Milan ahba. Waxa 603 lagu asteeyaa summadda N, sida O.2N, I.ON, iwm. milan
Other forms
Cabbir loo adeegsado awoodda hab ku samayn karo shaqo waxtar leh.
Xagga qawaaniinta caalamiga, waa shuruudaha ugu dambeeya wada hadal, ku gacan seeriddiisuna ay keento joojin wada xaajoodka socday ama ku dhaqaaqid awood wax ku xallin.
Mid la xiriirta ama u dhow nolosha ruuxiga oo ku xiran noocyada ama dano qoto dheer.
(-do ..., m.l) Dawlad ku xaddeysan, una hogaansan dastuurka.
Qiyaaso fisikaad oo aan isbeddelin meel kasta ama xilli kasta oo la joogo.
Noole loo tixgeliyo inuu il-tamareed u yahay noolayaasha ka sarreeya, marka laga eego dhinaca silsiladda cuntada. Tus. “Dhirta cagaaran, kuwaasoo tamarta ilayska u beddela tamar kiimikeed”.
Tiro togan oo laxaadkeedu la mid yahay tiro la isa siiyey. Summadda qiimaha sugan ee tirada A waxaa loo qoraa A. Qiimaha sugan ee tirada 6 waa 6, qiimaha sugan ee - 6 waa 6 qiimaha sugan ee tiro murakab
Xidid labajibbarka wadarta labajibbaarada ee qaybteeda maangalka iyo qaybteeda khayaaliga ah. Waxa kale oo la yiraahdaa laxaadka tiro murakab ah.
Meerta nooleed noole, taas oo taranku uu dhaco si talantaalli ah fac walba isaga oo marna u dhaca taran jinsi ah, marka kalena taran jinsilaawe ah. Tus. “Soolantaraata”.
Taarikhada casriga ee jirta waqtigan.
Kiimistariga iskudhisyada kaarboon. kimistariga
(-gyo ..., m.dh) Nooc ka mid isle'eg xigsineed taas oo wadarta xigsineed ee fansaar uu le'eg yahay eber.
(-qyo ..., m.dh) (c.nafl.) Muruq dhaqdhaqaaqiisa lagu xukumo rabitaan, inta badanna waxa uu ku dhegsanyahay qalfoofka. muruq
(yahay, tahay; ahaa, ahayd) Wax xalaad ku sugnaansho.
No definition recorded.
Community contributions
No community contributions yet. Be the first to add one!
Sign in to contribute →