Back

miiq

homonym 2 Noun
Word form
Noun
Gender
Masculine
Plural
-qyo, m.dh
Conjugation
n/a

Explanation

  1. 1

    (c.nafl.) Dhisme kala jaadjaad ah oo duno oo kale ah oo laga helo jidhka xayawaanka, sida miiqyada muruqyada, miiqyada dareenwadka, ama miiqyo kollayiin.

  2. 2

    Unug dhireed dheeraaday oo gidaaradiisa ay adkaysay xabag ku dahaadhani. [Biology]

Other forms

Community contributions

No community contributions yet. Be the first to add one!

Sign in to contribute →