Back

micyaan

Noun
Word form
Noun
Gender
Masculine
Plural
-nno, m.dh
Conjugation
n/a

Explanation

  1. 1

    Erey wax lab oo keli ah tilmaama; hal. Tus. “Labadii m. baa yimid”.

  2. 2

    Dad is- raacsan oo isku ujeeddo ah.

  3. 3

    Kala m. ah: wax kala duwan.

  4. 4

    Kala m. ah: fikrad, muuqaal, midab iwm cid ka raacid.

  5. 5

    Jiididda la jiido shaqalka carabiga marka lagu dhawaaqayo.

Community contributions

No community contributions yet. Be the first to add one!

Sign in to contribute →