Back
Word form
Noun
Gender
Masculine
Plural
-ooyin, m.l
Conjugation
n/a
meelanooma
Noun
Medicine
Explanation
-
1
Buro aad u daran (kansar ah) oo ka sameysmata unugyada meelaniinka sameeya (unug meelaniineed). Sida badan kansarkaasu wuxuu ku dhacaa maqaarka, waxyaabaha keenana waxaa ka mid ah qorrax isu dhigga badan. Waxa kale oo u ku dhacaa cudurkaasu indhaha iyo xuubka gudaha ka marsan dalloollada, iwm.
Community contributions
No community contributions yet. Be the first to add one!
Sign in to contribute →