Back
Word form
Noun
Gender
Feminine
Plural
n/a
Conjugation
n/a
meelaniin
Noun
Biology
Explanation
-
1
Walax madoobeysa timaha, maqaarka iyo madawga indhaha. 594 Waxayna ku jirta unugyo khaas ah ee unugyada maqaarka ka mid ah, qaybta ugu sarreysa maqaarka. Sameynta meelaniinka waxay badataa markii jirka qorraxi ku dhacdo oo waxay maqaarka ku sameysaa midabayn (tannig = abbronzatura) oo ah maqaarka dadka caddaanka ah oo casaan u sii roga, taas oo ka celisa fallaaraha qorraxda qaybaha hoose ee maqaarka.
Community contributions
No community contributions yet. Be the first to add one!
Sign in to contribute →