Back

baraashirix

Noun Physics
Word form
Noun
Gender
Masculine
Plural
n/a
Conjugation
n/a

Explanation

  1. 1

    Midab ka kooban baro yaryar badan, midabbo kala duwan ah oo riyuhu yeeshaan. barabbax (dareere) m.l Xaddiga dareeraha ah ee barabaxay marka walax idilikeed ama qaarkeed la dhexgaliyo dareere. barabbax (Socod) m.l (fiis.) Isbedelka meeleed. Fogaanta walaxi ka dhaqaaqday meeshii ay taagnayd. Marka xoog dhaqaajinaya uu falayo.

Community contributions

No community contributions yet. Be the first to add one!

Sign in to contribute →