Back
Word form
Noun
Gender
Masculine
Plural
n/a
Conjugation
n/a
mayl-juqraafi
Noun
Geography
Explanation
-
1
(-lal ..., m.l) Cabbir dherer oo la mid ah hal lixdameedka digrii ama hal daqiiqo ee lool; dabcan wuu isla beddelaa loolka, laakiin ugu dhawaan wuxuu la egyahay cabbirkaasi 6,080 cagood, cabbirkanina waa midka guud ahaan la aqbalsanyahay.
Community contributions
No community contributions yet. Be the first to add one!
Sign in to contribute →