Back
Word form
Noun
Gender
Masculine
Plural
n/a
Conjugation
n/a
macdan
homonym 2
Noun
Chemistry
Explanation
-
1
(macaadin, m.dh) Walax dabiici ah, oo noole aan ahayn ama aan ka imaan, oo leh isku dhis kiimikaad, isla markaasna leh astaamo fisikeed iyo kiimikeed oo cad. Halkaa waxaa ah ilaa 2000 macdanood oo la maranayo, oo leh qaabab wiriqeed oo kala duwan, laakiin macaadinta bah wadaagta ah kala duwanaashahoodu waa yaryahay.
Other forms
Community contributions
No community contributions yet. Be the first to add one!
Sign in to contribute →