Back

maas

Noun
Word form
Noun
Gender
Masculine
Plural
n/a
Conjugation
n/a

Explanation

  1. 1

    Dhul nabaadguuray.

  2. 2

    Dhul la abuuray oo aan weli wax ka soo bixin.

  3. 3

    Deyn.

  4. 4

    Saanta lo'da oo la magdiyey.

  5. 5

    Midab guduud xigeen ah oo geelu yeesho. maasha xi. (nax.) Xiriiriye tilmaamaya waxa ku dhashay sabab. Tus. “Maasha xaashiyuhu duule ee dabayl baa jiidday”.

Synonyms

Community contributions

No community contributions yet. Be the first to add one!

Sign in to contribute →