luxud
Explanation
-
1
Iil.
-
1
Qurub tilmaama in ay su'aali saaran tahay ereyga uu weheliyo. Tus. “Cali ma yimid?”, “Ma Cali baa yimid?”, “Ma waxaa yimid Cali?”, “Ma waad imaanaysaa?”.
-
1
Meel.
-
2
Qoryaha iilka xabaasha afka laga saaro. 551 m (ma') m.dh Xarafka saddex iyo tobnaad ee xuruufta af soomaaliga, waa shibbane.
-
2
Qurub tilmaama in ay su'aali saarantahay erayga uu ku nudanyahay. Tus. “Goorma?”, “Inma?”, “Idinma?”, “Kuwama?”.
-
2
(qr.we) Mehee?: meeshee?.
-
3
Qurub ka muuqda su'aal ee qof lagu dhiirigelinayo in uu fal sameeyo. Tus. “Maad iska celisid qofkaa?”.
Synonyms
Community contributions
No community contributions yet. Be the first to add one!
Sign in to contribute →