Back
Word form
Noun
Gender
Masculine
Plural
-tyo, m.dh
Conjugation
n/a
liyuukoosayt
Noun
Explanation
-
1
(c.nafl.) Unug aan midab lahayn oo bu' leh, lagana helo dhiigga iyo limfka. Unugyada cad cad ee dhiigga waxa sameeya gumudyada limf iyo dhuuxa lafta ee cas, waxayna awood u leeyihiin inay sameeyaan dhaqdhaqaaq amiibeed. Waxay soo saari karaan lid jidh- galayaal.
Community contributions
No community contributions yet. Be the first to add one!
Sign in to contribute →