Back

limfosayt

Noun
Word form
Noun
Gender
Masculine
Plural
-tyo, m.dh
Conjugation
n/a

Explanation

  1. 1

    (c.nafl.) Nooc ka mid ah unugyada cad cad ee dhiigga oo leh bu' ballaadhan iyo saytoobalaasam yar. Limfosaytyadu waxay ku samaysanyihiin gummudka limfka, waxaanay soo saaraan ilaa rubuc ka mid ah unugyada cad cad. Muhimad weyn ayey ku leeyihiin xagga difaaca jidhka, waxaanay masu'uul ka yihiin falgallada ka baxeed marka ay jirto nashaadin lid jidh-dhaliye si loo soo saaro lid jidh-gale.

Community contributions

No community contributions yet. Be the first to add one!

Sign in to contribute →