Q Qaamuus Af-Soomaaliga
Home About Grammar Online dictionary
Account
Bookmarks History Settings

Pro tip

Sign in to bookmark words and add your own contributions to any entry.

Sign in →
EN English SO Soomaali
Sign in Register
Back

gufaaco

Noun Geography
Word form
Noun
Gender
Masculine
Plural
-ooyin, m.l
Conjugation
n/a

Explanation

  1. 1

    Gobol cadaadiska gibilkiisu ka sarreeyo kan gobolka deriska la ah.

Other forms

gufaaco (1) Noun

Roob dabayl soo harbinayso.

gufaaco (2) Noun

Gobol cadaadis gibilkiisu hooseeyo, oo kala ah laba nooc. Nooc wuxuu gaar u yahay loolalka cimiladoodu ay tahay meel dhexaadka; nooca kalena waxaa loo yaqaanaa gufaacada kulaaleyda. Labada nooc waa isu egyihiin, sababtoo ah labaduba waxay uga dhac aan galoob-badhka woqooyi si lid saacad wareeg ah, galoob-badhka koonfureedna si saacad wareg ah.

Community contributions

No community contributions yet. Be the first to add one!

Sign in to contribute →
Qaamuuska Af-Soomaaliga · Prepared by Centro Studi Somali, Università Roma Tre · Learn more