Back
Word form
Noun
Gender
Masculine
Plural
-byo, m.dh
Conjugation
n/a
lakab
homonym 1
Noun
Explanation
-
1
In is-haysato oo fidsan oo isku qira ah; baal; dabool.
-
2
Ilig agtiisa ilig kale ka soo baxo.
Other forms
lakab
Noun
Tiro maangal ah oo loo qori karo abyoone ahaan ama qaybta laba abyone. Tusaale ahaan, 1, 7, 540, 1/2 iyo 3/4 waa tirooyin lakab ah. (Barbardhig tiro lakab la'). tiro
lakab (2)
Noun
Ha badnaado hase yaraadee waa lakab gooni ah oo dhadhaabeed, oo ka mid ah rasooyinka dhulka oogadiisa. lakab-bayga
Community contributions
No community contributions yet. Be the first to add one!
Sign in to contribute →