Back

laf

Noun
Word form
Noun
Gender
Feminine
Plural
-fo, m.l
Conjugation
n/a

Explanation

  1. 1

    Mid ka mid ah qalfoofta nafleyda.

  2. 2

    Bur yar.

  3. 3

    Qolo; jilib.

  4. 4

    Qaybta adag ee ku dhex jirta miraha.

  5. 5

    Laf t: ayda (- taada, -tiisa iwm): eray sii adkaynaya qofka laga hadlay oo sheegaya in qofku qofkaas yahay ee aan cid kale la sheegayn; qofka naftiisa. 535

Community contributions

No community contributions yet. Be the first to add one!

Sign in to contribute →