Back
Word form
Noun
Gender
Feminine
Plural
n/a
Conjugation
n/a
balaasma
Noun
Explanation
-
1
(c.nafl.) Qaybta dareeraha ee dhiigga marka laga reebo unugyada dhiigga. Waxay u badantahay biyo ay walxo badani 57 ku milanyihiin, kuwaas oo ay ka mid yihiin borotiinno, cusbooyin gaar ahaan (soodhiyam, bootaasiyam koloraydhyo iyo bikaarboonaytyo), iyo cuntooyin gulukows (amiino asiidhyo, dux), hormoono, faytamiino iyo walxo qashin ah.
Community contributions
No community contributions yet. Be the first to add one!
Sign in to contribute →